Quraish ( قريش)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ لِإيلٰفِ قُرَيشٍ(1)
Caadaysigii Qureesheed.(1)
إۦلٰفِهِم رِحلَةَ الشِّتاءِ وَالصَّيفِ(2)
Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.(2)
فَليَعبُدوا رَبَّ هٰذَا البَيتِ(3)
Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).(3)
الَّذى أَطعَمَهُم مِن جوعٍ وَءامَنَهُم مِن خَوفٍ(4)
Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi.(4)