At-Tin( التين)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ وَالتّينِ وَالزَّيتونِ(1)
Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka.(1)
وَطورِ سينينَ(2)
Iyo Dhuuri Siina.(2)
وَهٰذَا البَلَدِ الأَمينِ(3)
Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka).(3)
لَقَد خَلَقنَا الإِنسٰنَ فى أَحسَنِ تَقويمٍ(4)
Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan.(4)
ثُمَّ رَدَدنٰهُ أَسفَلَ سٰفِلينَ(5)
Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis).(5)
إِلَّا الَّذينَ ءامَنوا وَعَمِلُوا الصّٰلِحٰتِ فَلَهُم أَجرٌ غَيرُ مَمنونٍ(6)
Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin.(6)
فَما يُكَذِّبُكَ بَعدُ بِالدّينِ(7)
Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib.(7)
أَلَيسَ اللَّهُ بِأَحكَمِ الحٰكِمينَ(8)
Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan).(8)