Al-Zalzalah( الزلزلة)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ إِذا زُلزِلَتِ الأَرضُ زِلزالَها(1)
Marka DHulka la gilgilo.(1)
وَأَخرَجَتِ الأَرضُ أَثقالَها(2)
Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).(2)
وَقالَ الإِنسٰنُ ما لَها(3)
Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay.(3)
يَومَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخبارَها(4)
Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda.(4)
بِأَنَّ رَبَّكَ أَوحىٰ لَها(5)
Maxaayeelay Eebaa u waxyooday.(5)
يَومَئِذٍ يَصدُرُ النّاسُ أَشتاتًا لِيُرَوا أَعمٰلَهُم(6)
Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda.(6)
فَمَن يَعمَل مِثقالَ ذَرَّةٍ خَيرًا يَرَهُ(7)
Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki.(7)
وَمَن يَعمَل مِثقالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُ(8)
Kiise wax yar oo shar fala wuu arki.(8)