Al-Sharh( الشرح)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ أَلَم نَشرَح لَكَ صَدرَكَ(1)
Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin).(1)
وَوَضَعنا عَنكَ وِزرَكَ(2)
Oonaan ka dajinin culayskii.(2)
الَّذى أَنقَضَ ظَهرَكَ(3)
dhabarka kaa cusleeyay.(3)
وَرَفَعنا لَكَ ذِكرَكَ(4)
Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada).(4)
فَإِنَّ مَعَ العُسرِ يُسرًا(5)
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj).(5)
إِنَّ مَعَ العُسرِ يُسرًا(6)
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd.(6)
فَإِذا فَرَغتَ فَانصَب(7)
Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal).(7)
وَإِلىٰ رَبِّكَ فَارغَب(8)
Eebana (Khayr) ka rajee.(8)