Al-Qari'a( القارعة)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ القارِعَةُ(1)
Qaaricada (qalbiga garaacda).(1)
مَا القارِعَةُ(2)
Qaarica maxay tahay.(2)
وَما أَدرىٰكَ مَا القارِعَةُ(3)
Mase taqaannaa Qaarico.(3)
يَومَ يَكونُ النّاسُ كَالفَراشِ المَبثوثِ(4)
Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay.(4)
وَتَكونُ الجِبالُ كَالعِهنِ المَنفوشِ(5)
Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay.(5)
فَأَمّا مَن ثَقُلَت مَوٰزينُهُ(6)
Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado.(6)
فَهُوَ فى عيشَةٍ راضِيَةٍ(7)
Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah.(7)
وَأَمّا مَن خَفَّت مَوٰزينُهُ(8)
Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican).(8)
فَأُمُّهُ هاوِيَةٌ(9)
Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya.(9)
وَما أَدرىٰكَ ما هِيَه(10)
Ma taqaannaa Haawiya.(10)
نارٌ حامِيَةٌ(11)
Waa Naar kulayl daran.(11)