Al-Qadr( القدر)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ إِنّا أَنزَلنٰهُ فى لَيلَةِ القَدرِ(1)
Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh).(1)
وَما أَدرىٰكَ ما لَيلَةُ القَدرِ(2)
Ma taqaanna LaylatulQadarka.(2)
لَيلَةُ القَدرِ خَيرٌ مِن أَلفِ شَهرٍ(3)
Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale).(3)
تَنَزَّلُ المَلٰئِكَةُ وَالرّوحُ فيها بِإِذنِ رَبِّهِم مِن كُلِّ أَمرٍ(4)
Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa.(4)
سَلٰمٌ هِىَ حَتّىٰ مَطلَعِ الفَجرِ(5)
Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.(5)