Al-Nas( الناس)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ قُل أَعوذُ بِرَبِّ النّاسِ(1)
Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.(1)
مَلِكِ النّاسِ(2)
Ee dadka xukuma.(2)
إِلٰهِ النّاسِ(3)
Ee ah Ilaaha dadka.(3)
مِن شَرِّ الوَسواسِ الخَنّاسِ(4)
Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.(4)
الَّذى يُوَسوِسُ فى صُدورِ النّاسِ(5)
Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.(5)
مِنَ الجِنَّةِ وَالنّاسِ(6)
«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.(6)