Al-Masad( المسد)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ تَبَّت يَدا أَبى لَهَبٍ وَتَبَّ(1)
Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna.(1)
ما أَغنىٰ عَنهُ مالُهُ وَما كَسَبَ(2)
Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.(2)
سَيَصلىٰ نارًا ذاتَ لَهَبٍ(3)
Wuxuuna gali Naar Olal leh.(3)
وَامرَأَتُهُ حَمّالَةَ الحَطَبِ(4)
Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar).(4)
فى جيدِها حَبلٌ مِن مَسَدٍ(5)
Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.(5)