Al-Ma'un( الماعون)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ أَرَءَيتَ الَّذى يُكَذِّبُ بِالدّينِ(1)
Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).(1)
فَذٰلِكَ الَّذى يَدُعُّ اليَتيمَ(2)
Kaas xooga Agoonta (xageeda).(2)
وَلا يَحُضُّ عَلىٰ طَعامِ المِسكينِ(3)
Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.(3)
فَوَيلٌ لِلمُصَلّينَ(4)
Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).(4)
الَّذينَ هُم عَن صَلاتِهِم ساهونَ(5)
Ee haddana halmaansan Salaaddooda.(5)
الَّذينَ هُم يُراءونَ(6)
Dadkana is tusiya.(6)
وَيَمنَعونَ الماعونَ(7)
Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).(7)