Al-Kafirun( الكافرون)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ قُل يٰأَيُّهَا الكٰفِرونَ(1)
Waxaad dhahdaa, Gaalooy.(1)
لا أَعبُدُ ما تَعبُدونَ(2)
Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.(2)
وَلا أَنتُم عٰبِدونَ ما أَعبُدُ(3)
Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.(3)
وَلا أَنا۠ عابِدٌ ما عَبَدتُم(4)
Mana caabudin waxaad caabuddeen,(4)
وَلا أَنتُم عٰبِدونَ ما أَعبُدُ(5)
Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.(5)
لَكُم دينُكُم وَلِىَ دينِ(6)
Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.(6)