Al-Ikhlas( الإخلاص)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ قُل هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ(1)
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).(1)
اللَّهُ الصَّمَدُ(2)
Waana Sayid (deeqtoon).(2)
لَم يَلِد وَلَم يولَد(3)
Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin.(3)
وَلَم يَكُن لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ(4)
Wax la mid ahna ma jiro.(4)