Al-Humaza( الهُمَزَة)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ وَيلٌ لِكُلِّ هُمَزَةٍ لُمَزَةٍ(1)
Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,(1)
الَّذى جَمَعَ مالًا وَعَدَّدَهُ(2)
Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).(2)
يَحسَبُ أَنَّ مالَهُ أَخلَدَهُ(3)
Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.(3)
كَلّا ۖ لَيُنبَذَنَّ فِى الحُطَمَةِ(4)
Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama.(4)
وَما أَدرىٰكَ مَا الحُطَمَةُ(5)
Ma taqaannaa Xudhama.(5)
نارُ اللَّهِ الموقَدَةُ(6)
Waa Naarta Eebe ee la huriyay.(6)
الَّتى تَطَّلِعُ عَلَى الأَفـِٔدَةِ(7)
Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis).(7)
إِنَّها عَلَيهِم مُؤصَدَةٌ(8)
Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada.(8)
فى عَمَدٍ مُمَدَّدَةٍ(9)
Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.(9)