Al-Fil( الفيل)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ أَلَم تَرَ كَيفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصحٰبِ الفيلِ(1)
Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».(1)
أَلَم يَجعَل كَيدَهُم فى تَضليلٍ(2)
Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.(2)
وَأَرسَلَ عَلَيهِم طَيرًا أَبابيلَ(3)
Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.(3)
تَرميهِم بِحِجارَةٍ مِن سِجّيلٍ(4)
Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.(4)
فَجَعَلَهُم كَعَصفٍ مَأكولٍ(5)
Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.(5)