Al-Falaq( الفلق)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ قُل أَعوذُ بِرَبِّ الفَلَقِ(1)
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray).(1)
مِن شَرِّ ما خَلَقَ(2)
Wixii shar leh sharkiisa.(2)
وَمِن شَرِّ غاسِقٍ إِذا وَقَبَ(3)
Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado.(3)
وَمِن شَرِّ النَّفّٰثٰتِ فِى العُقَدِ(4)
Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha.(4)
وَمِن شَرِّ حاسِدٍ إِذا حَسَدَ(5)
Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.(5)