Al-A'la( الأعلى)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ سَبِّحِ اسمَ رَبِّكَ الأَعلَى(1)
Waynee Magaca Eebe ee Sarreeya.(1)
الَّذى خَلَقَ فَسَوّىٰ(2)
Eebaha abuuray khalqiga ekeeyayna.(2)
وَالَّذى قَدَّرَ فَهَدىٰ(3)
Eebaha wax walba qaddaray Jidkana tusiyey.(3)
وَالَّذى أَخرَجَ المَرعىٰ(4)
Eebaha soo bixiya Daaqa.(4)
فَجَعَلَهُ غُثاءً أَحوىٰ(5)
Kana dhiga markaas ka dib caws ingagagan oo Madow.(5)
سَنُقرِئُكَ فَلا تَنسىٰ(6)
Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid.(6)
إِلّا ما شاءَ اللَّهُ ۚ إِنَّهُ يَعلَمُ الجَهرَ وَما يَخفىٰ(7)
Wuxuu Eebe doono mooyee, Eebana waa ogyahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba.(7)
وَنُيَسِّرُكَ لِليُسرىٰ(8)
Waxaana kuu fududaynhaynaa Waddo fiican.(8)
فَذَكِّر إِن نَفَعَتِ الذِّكرىٰ(9)
Ee wax waani (Nabiyow) markay wax tari waanadu.(9)
سَيَذَّكَّرُ مَن يَخشىٰ(10)
Waxaa waantoobi Ruuxa Eebe ka yaabee.(10)
وَيَتَجَنَّبُهَا الأَشقَى(11)
Waxaana ka fogaan waanada Ruuxa xune.(11)
الَّذى يَصلَى النّارَ الكُبرىٰ(12)
Ee ah mid gali Naar wayn.(12)
ثُمَّ لا يَموتُ فيها وَلا يَحيىٰ(13)
Oon kuna dhimanayn dhexdeeda kuna noolanayn.(13)
قَد أَفلَحَ مَن تَزَكّىٰ(14)
Waxaana liibaanay Ruuxii Daahir noqda.(14)
وَذَكَرَ اسمَ رَبِّهِ فَصَلّىٰ(15)
magaca Eebana Xusa, Salaaddana tukada.(15)
بَل تُؤثِرونَ الحَيوٰةَ الدُّنيا(16)
Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw.(16)
وَالءاخِرَةُ خَيرٌ وَأَبقىٰ(17)
Aakhiraase khayr badan baaqina ah (hadhi).(17)
إِنَّ هٰذا لَفِى الصُّحُفِ الأولىٰ(18)
Arrintaasuna waxay ku sugantahay Kutubtii hore.(18)
صُحُفِ إِبرٰهيمَ وَموسىٰ(19)
Kutubtii (Nabi) Ibraahim iyo (Nabi) Muuse.(19)