Adh-Dhuha( الضحى)
Original,King Fahad Quran Complex(الأصلي,مجمع الملك فهد القرآن)
show/hide
Mahmud Muhammad Abduh(Mahmud Muhammad Abduh)
show/hide
بِسمِ اللَّهِ الرَّحمٰنِ الرَّحيمِ وَالضُّحىٰ(1)
Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka.(1)
وَالَّيلِ إِذا سَجىٰ(2)
Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado).(2)
ما وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَما قَلىٰ(3)
Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin.(3)
وَلَلءاخِرَةُ خَيرٌ لَكَ مِنَ الأولىٰ(4)
Aakharana kaaga khayr badan Aduunka.(4)
وَلَسَوفَ يُعطيكَ رَبُّكَ فَتَرضىٰ(5)
Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon.(5)
أَلَم يَجِدكَ يَتيمًا فَـٔاوىٰ(6)
Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.(6)
وَوَجَدَكَ ضالًّا فَهَدىٰ(7)
Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.(7)
وَوَجَدَكَ عائِلًا فَأَغنىٰ(8)
Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).(8)
فَأَمَّا اليَتيمَ فَلا تَقهَر(9)
Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin).(9)
وَأَمَّا السّائِلَ فَلا تَنهَر(10)
Ka wax su'aalina ha canaanan.(10)
وَأَمّا بِنِعمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّث(11)
Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).(11)